Dawan
- Writen byXamse Xabiib
Dawan waa jalaska ama gambaleelka dhawaaqiisa loo adeegsado baraarujin arrin lama huraan ah. Buuggana waxa loogu magacaabay 'Dawan' farriinta uu sido ee ah (HA ISKU HALLAYNIN MUSHARKAAGA)...